Hot Topics

Odowaa oo markale loo doortay Xildhibaan

Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Xuseyn Odowaa,ayaa lagu doortay Magaalada Gaalkacyo qaybteeda Koonfureed.

Kursiga tirsigiisu yahay HOP#069 oo uu uga tanaasulay tartankiisa Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Fadaraalka Alcadaala,ayuu kusoo baxay Odowaa.

Odowaa,ayaa markale qeyb ka noqon doonaa Golaha Shacabka ee Baarlamanka Fadaraalka Soomaaliya 4-ta sano ee soo socota.