Hot Topics

Midowga Musharaxiinta oo soo dhaweeyay Jadwalka dhamaystirka Doorashada

Midowga Musharraxiinta wuxuu soo dhowaynayaa jadwalka dhammaystirka doorashooyinka 2020/22 ee ay soo saareen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT).

Goluhu wuxuu caddaynayaa, in kaalinta Dawlad Gobolleedyada ay ku eg tahay fududeynta doorashooyinka ee deegannadooda. Wuxuuna Goluhu ugu baaqayaa in ay faraha kala baxaan hawlaha GHDHF.

Halkan ka akhriso:-