Hot Topics

Maxaa loo xiray Kaalmaha Shidaalka Deegaanka Somalida ?

Sideed kaalmood oo ka mid ah dhowr iyo afartanka kaalmood ee ku yaal dawlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayay xukuumadda Deegaanku xiray,iyadoo kaga jawaabaysa shidaal yaraanta bilahanba ka jirtay Deegaankaasi.

Kaalmaha la xiray oo ku kala yaal dhawr magaalo oo ku yaal magaalooyinka waaweyn ee deegaanka Somalida.