Hot Topics

Muxuu uga baaqday Caawa Madaxweyne Deni Xafladii lagu taageerayay?

Xafladan caawa,waxaa loo dhigay Madaxweyne Deni in lagu taageero,balse ma suuroobin in uu kasoo qaybgalo,waase qorshaysnayd.

Baaqashada Madaxweynaha,ayaa ku salaysnayd xog amni.

Waxaa jira xog aad u xoog badan oo sheegaysa in uu jiro qorshe lagu khaarajinayo mid ka mid ah Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada.

Tuhunka amni,waxaa Puntland ay caawa difaac gaar ah uga gashay,waa xog wadata magacyo ay ku jiraan shaqsiyaad reer Puntland ah oo fulinaya hawshaas.

Jibril Qoobey.