Hot Topics

Isku daygii Aaran-jaan Ee hor istaaga Isimka Idiris Ugaar oo dhicisoobay

Beeldaajaha Beesha Idiris Ugaar ee Abokor Ciise Maxamuud,ayaa beri loo qabanayaa xaflad lagu shaacinayo.

Iskudayadii ay Aaran-shaydaan damceen in ay ku hor istaagaan shaacinta Beeldaajaha waa fashilmeen.

Beeldaajaha Idiris Ugaar ,ayaa noqonayaa Isimkii Labaad ee isla bishan Garowe lagu shaaciyo.

Guud ahaan Beesha Ciise Maxamuud waxay horay ulahayd Laba Isin,hadase waxay noqdeen Afar kala ah..

1.Islaan Ciiise.
2.Suldaan Garaase.
3.Garaad Siciid.
4.Beeldaajaha

Waxaa la filayaa 3-kale in ay kusoo biirto Sanadka inta ka hartay oo ay Todobo noqdaan.

Jibril Qoobey.