Hot Topics

Kooramkii Labada Aqal Ee Baarlamaanka oo qaatay Shahaadooyinka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee shahaadada qaatay waa 139-Mudane.

Seneterada Aqalka sare ee qaatay,waa 38-Mudane.

Wadarta Guud ee Xildhibaanada shahaadada qaadatay waa 178-mudane.

Xildhibaanada dooran ee aan weli shahaadada qaadan waa 128-Mudane

Wadarta Guud ee Xildhibaanada aan qaadan Shahaadada waa 151-Mudane.

Aqlibiyada Labada Aqal,waa 165-Mudane oo musharaxii Madaxweyne ee helaa wareega Koobaad ku soo bixi karo.

Xildhibaanada aan weli la dooran,waa 23-Mudane oo laga kala dugayo…..

1.16 Jubbaland

  1. Hirshabeelle