Hot Topics

Xisbiga Sinaan iyo Cadaalad oo ku guulaystay Duqa Ufeyn

Axmed Abshir Sacid oo noqday qofkii ugu horeeyey ee Soomaaliya (marka laga reebo Gobollada Waqooyi) ee lagu doortay Qof iyo Cod, 54 sano kaddib.

Maanta,ayuu ku guuleystay Duqa degmada Ufeyn (Mayor of Ufeyn district), isagoo kasoo baxay Xisbiga Sinaan iyo Cadaalad.

Sidoo kale,waxaa Gudoomiye ku xigeen kusoo baxay Xisbiga kale ee Mideeye.

Ururadda Mucaaradka ayaa kusoo baxay Doorashadda Ufeyn.

Gole Deegaan oo ka kooban 27-Xubnood oo ay ku jiraan 8-Haween ah,ayaa doortay Duqa iyo ku xigeenka Degmada Ufeyn.

Haddii la kala saaro damaca siyaasiga iyo dareenka shacabka; dalkani wuxuu yeelan rajo mug leh.

Guul taariikhiya ayay utahay eer Puntland.