Hot Topics

Somaliland oo ka carootay war usoo qoray W.Maaliyada Jabuti

“Saddexda Wasiir Maaliyadeed ee Jabuuti, Itoobiya iyo Somaliya waxay ka wada shaqaynayaan sidii muwaacimo deg dega loogu raadin lahaa suuqi dhawaan bas beelay ee Waaheen Hargaysa”

Qoraalkan,waxaa ka carooday Wasiirka Arimaha Dibada SL oo yiri..

“Somaliland mar horeba waa la xiriirtay cid kasta oo gacan ka geysan karta Aafada suuqa Waaheen”

Waxuu hadalkiisa kusoo af xiray”Wasiiradu in ay ixtiramaan madaxbannanida iyo dawladnimada Somaliland”.