Deg-deg:-Qarax ka dhacay Bosaso goordhawayd

Baakhaar ay leedahay Shirkada Ganacsiga Bulsho,ayaa caawa qarax lagu tuuray.

Hal Qof oo shacab ah,ayaa ku dhaawacmay,

faahfaahinta la soco.