Hot Topics

Midowga Africa oo ka horyimid ceyrintii Ergaygii Midowga afrika Ee Somaliya

Midowga Afrika,ayaa ka hor yimi tallaabadii uu Raysal wasaare Rooble dhowaan dalka kaga cayriyey Ergaygii Midowga Afrika ee Somaliya Francisco Madeira.

Midiwga,ayaa sheegay in ay rajanayaan in Danjiruhu sii wato hawlihiisa shaqo,iyagoo tix gelinaya warqaddii madaxweynuhu kaga hor yimi cayrintiisa.

Halkan ka akhriso:-