Hot Topics

Waa imisa Xildhibaanada qaatay Shahaadada Maanta ?

Waxaa maanta qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada hoos ku qoran:

  1. Farhan Ali Mohamoud AS#10
  2. Abdirisaq Mohamed Osman AS#03
  3. Zahra Abdulahe Igal (Bundubte) GSH#094
  4. Ali Haji Adam Abukar GSH#039
  5. Abdirahman Abdulkadir Ade GSH#105
  6. Khadra Mohamed Tukale GSH#247
  7. Amina Omar Jama GSH#202
  8. Dahir Ayanle Said AS#48