Hot Topics

Video:-Halkee maraysaa Shahaado bixinta Xildhibaanada Fadaraalka?

Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal-FEIT,ayaa ka war bixiyey halka ay mareyso bixinta Shahaadada Xildhibaanada Baarlamaanka 11-aad iyo u diyaar garowga wajiga 2-aad ee dhaarinta Xildhibaanada cusub.

Halkan ka daawo muuqaalka