Hot Topics

Wararkii ugu danbeeyay Ee hawlgalka Gaalkacyo

Wasiirka Arimaha Dibada si nabad ah,ayuu uga baxay goobtii hawlgalka.

Yaasiin Cabdisamad Caloosha iyo Gacanta ayay uga dhacday Xabadu xaalkiisuna waa adag yahay.

Talye xigeenka Booliska Qaybta,waxay kaga dhacday Feeraha iyo Gacanta .

Jibril Qoobey.