Hot Topics

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya oo diiday dhaawacii Gaalkacyo qaarkiis in uu qaado

Diyaaradii uu dalbay,waxuu udiiday in ay qaado Talyihii shaqaaqada kula dhaawacmay ee Koomaad.

Sidoo kale waxuu ka dajiyay diyaaradii dhanka Galmudug,isagoo Puntland ku xumaynaya.

Ninka sidaa udhaqmaya waa Wasiirkii Arimaha dibada Somaliya,raga dhaawacu soo gaaray ee uu midna qaaday midna diiday,waa Qoyskiisa hoose labaduba.

Talye Koomaad diyaarad kale,ayaa loo dalbay oo loogu qaaday si karaamo leh.

Cabdi-Siciid cidii sokeeye iyo masuul qaran utaqaan darbi cidla ah ayay jafaysaa.

Gaalkacyo,waxuu uyimid in uu fidno ka abuuro,isagoo Deni xumaynaya fulinayana F&F rabitaankooda.

Jibril Qoobey.