Hot Topics

Muxuu ku salaysan yahay kulanka Xildhibaanada Ee Beri ?

Xildhibaanadda Golaha shacabka,ayaa maalinta beri ah yeelanaayo kulanka guud ee golaha.

Ajendaha..

  1. Hadal jeedinta Gudoomiyaha KMG ee Golaha Shacabka.
  2. Hadal jeedinta iyo xil wareejinta Gudoomiyihii Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10aad
  3. Hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad

Goobta _ Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeisa