Hot Topics

Beelaha oo isku haysta xubnaha Gudiga Doorashada Madaxweynaha

Gudiga Doorashada Madaxweynaha Fadaraalka ee Beri lasoo xuli doono ama la dooran doono,waxaa lagu qaybsan doonaa habqaybsiga 4.5.

Beel walba,waxaa laga soo saarayaa 2-xubnood.

Dooda jirta waxay tahay in aan lasoo celin Beelihii ay ka yimaadeen xubnihii soo maamulay Gudigii doorashada ee Golaha shacabka.

Tusaale”

Beesha Daarood,waxaa laga soo xulay xubnihii maamulay Doorashadii Gudoonka Beelaha kala ah Mareexaan iyo Dhulbahante.

Dooda,ayaa ah in markan laga soo xulo Beelaha kale ee Daaroodka dhexdiisa ah.

Ujeedku waa in wax qaybsigu hoos udaadago.

Jibril Qoobey.