Hot Topics

Aadan Madoobe oo la wareegay hogaaminta Ciidamada sugaya Amniga Doorashada

Urur ka mid ah Ciidamada Milateriga,ayuu Odowaa Yuusuf Raage Talyaha Ciidamada ku wareejiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sh.Aadan Madoobe.

Baqdinta ugu weyn ee Gudoonka Baarlamaanka uu ka hawlgalayo waa labo arimood oo kala ah..

1.In aan mar danbe khalkhal la gelin amniga fadhiga Golaha.

2.In laga hortago khatarta Argagixisada oo digniino waa weyn ay ka imaanayaan.

Isku milanka F&F iyo Shabaab,waxay sababi kartaa in ay wada fuliyaan qorshe ka dhan ah Baarlamaanka.

Gudoomiye Sh.Aadan Madoobe,ayaa degan Hotelka Madaxweyne Deni degan yahay,waxaana amnigiisa qayb ka qaata Ciidanka Madaxtooyada Puntland.

Jibril Qoobey.