Hot Topics

Talaabada Karaash ma mudna in laga jawaabo

Madaxweyne Deni waa in aysan u jawaabin oo hoos loo dhigaa waxa kasoo baxay Karaash,sababtoo ah wax saamayn ah oo sy leeyihiin majirto.

Karaash Labadii maalmood ee udanbeeyay,waxuu baadigoob ugu jiray cid macno leh oo Wasiir ka qaadata.

Dadka uu la xiriiray ee ka diiday codsigiisa,waxaa ka mid ahaa.

1.Abshir Cumar Huruuse.
2 .Axmed Siciid Awnuur.
3.Guuleed Saalax.
4.Cali Xaaji.
5.Cabdi-yare.
6.Baduugaaye.

Karaash caawa,ayuu is baray shacabka Puntland ee horay uma aysan aqoon,xaajaduna dhulkay uga dhacday.

Waa wax laga xumaado in Qof nocaas ufakaraya uu kusoo hoydo Madaxtooyada Puntland oo 70-kun oo dolar bil walba ay ku baxdo.

Qiimo walba haku kacdee waa in Madaxyooyada laga saaraa markii hawsha Xamar dhinac udhacdo.

Waa muhiim in xiligan oo kale Xukuumada lagu garab istaago ilaalinta kala danbaynta Puntland.