Hot Topics

Deni oo noqday Musharaxa ugu saamaynta badan Gudiga Doorashada Madaxweynaha

Gudiga Doorashada ee Madaxweynaha Fadaraalka Xubnaha Puntland ay ka heshay,waxay kala yihiin…

1.Xil.Firdowsa Cismaan Cigaal.
2.Xil.Cali Xaaji Daahir.
3.Sen.Cabdiqani Geelle Maxamed.

Dhamaan waa Gacanta Madaxweyne Deni,taasoo muujinaysa in uu ku sareeyo oo saamayn weyn ku yeelan doono xeerarka iyo daadihinta ay soo saari doonaan Gudigan.

Xeerarka ugu muhiimsan oo ay tahay in ay ka hor istaagaan in lagu soo daro Xeerka Doorashada ee laga rabo Musharaxiinta,waa in aan shuruud laga dhigin iska cadida masuuliyad kale haduu hayo Musharaxu.

Markale,ayay umuuqataa in kooxdii F&F looga adkaaday Gudigii ugu muhiimsanaa Doorashada.

Jibril Qoobey.