Video:-Intee le’eg yahay khasaaraha soo gaaray Ciidamada Burundi?

kooxda Al-shabaab ay ku qaadday weerar saldhig ay leeyiiin Ciidamada Burundi ee ka tirsan kuwa Midowga Afrika oo ku yaalla Tuulada Ceel Baraf oo ilaa 65-km dhnaca Waqooyi ka xigta Magaalada Jowhar.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay dileen 173 ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, iyagoo sidoo sheegtay in ay gacanta ku dhigeen ciidamada kale oo ay ku sheegeen ‘maxaabiis dagaal.’ Labada sheegasho si madax-banaan looma xaqiijin karo.

Balse sarkaal uhadlay Dowlada Burundi,ayaa sheegay in 30-Askari looga dillay 22-kalena looga dhaawacay weerarkii Alshabaab ku qaaday deegaanka Ceel-baraf,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka