Hot Topics

Video:-Sidee udhacay Buuqii Baarlamaanka xiligii ansixinta Xukuumada?

Baarlamaanka, ayaa xiligii la ansixinayey xukuumada, waxaa ka jiray buuq.

Buuqa dhacay xiligii ansixinta,ayaa aheyd in xildhibaanada qaarkood ee baarlamaanka Soomaaliya iney keeneen mooshin, taasoo ah in xukuumadda cusub ee ra’iisal wasaare Xamse Cabdi uu ka dhacay xiligii cod loo qaadi lahaa.

Ugu danbeyntii Guddoonka baarlamaanka, ayaa guda galay cod u qaadista xukuumadda ra’iisal wasaare Xamse, iyadoo ay ka biyo diideen xildhibaanadii mooshinka waday.

Wasiirada,ayaa Golaha Baarlamaanka waxaa ku dhex dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamdda sare ee dalka Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawi muuqaalka