Hot Topics

Dhismaha Wadada Garacad iyo Goldogob oo la dhagax-dhigayo

Madaxweyne Deni waxuu Dhagax-dhigayaa dhismaha Wadada isku xiraysa Garacad iyo Goldogob qayb ka mid ah.

120-km oo ka mid ah Wadadaas oo ugu culus una baahan Shaqo deg-deg ah,ayaa la dhisayaa.

Dhaqaalaha ku baxaya 120-kan Km,waxaa bixinaysa Dekeda Shirkada Gacanta ku haysa,waana Wajiga koobaad.

Shirkadu waxay diyaarisay Qalab, dhaqaale iyo Shaqaale ugaar ah dhismaha Wadada.

Si weyn ayay ucamiran tahay Dekeda,waxaana si joogta ah uyimaada Maraakiibta iyo Doonyaha Xamuulka sida.

Jibril Qoobey.