Hot Topics

Video:-Ilhaan Cumar oo Mahadcelisay Shacabka iyo Xukuumadda Puntland

Xildhibaan Ilhaan Cumar,ayaa uga mahadcelisay Madaxweynaha,Dowladda iyo Guud ahaan Shacabka Puntland sida wanaagsan ee loo soo dhoweeyay.

Hadalka Ilhaan Cumar ee soo dhaweynta”

“Trump in badan,ayuu igu yiri,waxaad ku laabataa meeshii aad ka timid,Marka Caawa waa iskeenay Puntland oo aan ka imid,idinkuna,waxaad muujiseen PL in ay tahay Dhul Boqortooyo”Ayay tiri Ilhaan Cumar.

SIdoo kale waxay Ilhaan boggaadisay hanaanka Dimuqraadiyaynta Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka