Hot Topics

Gudoomiye Aadan Madoobe oo ka hadlay dagaalka Baydhabo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Somaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dagaalada ka socdo magaalada Baydhabo, isagoo dhinacyada dagaalamaya faray in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka.

Halkan ka akhriso:-