Hot Topics

Maraykanka oo uhanjabay Maamulka Muuse Biixi haduusan…

Dharbaaxo Diblomaasiyadeed,ayaa ku dhacday Maamulka Somaliland ee Muuse hogaamiyo.

Dulucda hadalku waa…”Jooji Shacabka rayidka ah ee Aad xasuuqayso,ma joogto argagixiso Laascaanood”.

Maraykanka fariintiisu ma’ahan iska hadal ee waa amar,sababtoo ah waa awooda koowaad,gaar ahaan Somaliya saamaynta ugu weyn ku leh.

Muuse dhan walba waa kaga fashilmay colaada Laascaanood ee nacaybka salkeedu yahay.

Jibril Qoobey.