Hot Topics

Video:-Xabad joojintii Sudan oo mudo kale lagu daray

Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Sudan ayaa markale ku heshiiyey inay kordhiyaan heshiiskii xabbad-joojinta ahaa oo ku ekaa habeenimadii Axadda, iyaga oo haatan markale kordhiyey illaa 72 saacadood oo kale.

 

Halkan ka daawo muuqaalka