Hot Topics

Video:-Maxaa udanbeeyay dagaalka Sudan Ee Labada Askari?

Sacuudiga,ayaa wada dadaal dhexdhexaadin oo Maraykanku gadaal ka riixayo,iyadoo Labada dhinac ay udireen Ergo kala matasha,balse shaki,ayaa laga muujinayaa in ay wax kasoo baxaan.

Dagaalada ka socda Sudan ayay ku naf waayay 500-Qof,waxaana ku dhaawacmay in ku dhow 5000-Qof,halka ay ku barakaceen 800,000 oo Qof.

Xabad joojintii weli si buuxda waa udhaqangeli la’adahay.

Waxaa xirmay Xarumihii Caafimaadka,Waxbarashadii,Ganacsigii,waxaana sii yaraanaya Cuntadii,Korntadii iyo Biyihii.

Waxaa lumay kala danbayntii iyo maamulka hoose ee Dowladnimo,waxaana bilaabatay bililiqo.

Milliterigu waxay ku adkaysanayaan in ay soo afjarayaan Maleeshiyaadka RSF.

Halka Maleeshiyaadka RSF ay gabaad ka dhigteen Guryaha Shacabka iyo xarumaha Caafimaadka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka