Hot Topics

Agabka iyo Kormeerayaasha Imtixaanka Puntland oo loo kala diray Gobollada

Sanaadiiqda Imtixaanaadka Puntland,ayaa laga raray Wasaaaradda Waxbarashada,waxaana loo kala diray Gobolada kala ah….

Bari, Sanaag, Haylaan Karkaar, Mudug iyo Gardafuu,Sool, Cayn iyo Nugaal.

Koormeerayaasha iyo ilaaliyaasha Imtixaanka,ayaa gaaray Xarumaha Imtixaanaadka ee Gobolada iyo Degmooyinka,waxaana lagu wargalinayaa in ay nidaamka imtixaanka iyo hanaankiisa ixtiraamaan.

Culimadda Puntland waxaa laga codsanayaa in ay usoo duceeyaan Ardayda maalmaha imtixaanku socdo.

Sadex Casho,ayaa ka harsan qabashada Imtixaanka.

 

Jibril Qoobey.