Hot Topics

Miyuu ka samray Axmed Madoobe Gacan ku qabashada Gobolka Gedo?

Maamulka Axmed Madoobe umagacaabay Gobolka Gedo,waxuu soo kordhinayaa o kaliya Laba arimood oo kala ah…

1.In reer Gedo dhexdooda ay isku dhacaan.
2.In waan-waantii rajada laga qabay libidho.

Axmed si weyn,ayuu ugu deg-degay xaqiiqdii maamul umagacaabida Gobolka Gedo,waxaana muuqata in uu ka rajo dhigay Gedo oo Gacantiisa soo gasha.

Jubaland lawada leeyahay,waxay ku imaan kartaa Sadex Qodob oo kala ah…

1.In Doorasho xor ah la hirgeliyo.
2.In Ciidanka la mideeyo.
3.In Caasimada loo raro Gedo.

 

 

Jibril Qoobey.