Hot Topics

Video:-Puntland oo Dimuqraadiyada iyo Difaaca LC ku kasbatay BC

Ergayga Q M ee Somaliya Catriona Laing,ayaa Dowladda PL ugu Hanbalyaysay Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ee u qabsoomay 25-kii May 2023 iyo doorka bani’aadantinimo ee ay ka qaadatay colaada Laascasnood,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka