Hot Topics

Video:-Ruushka oo garaacay Guryo Dad Rayid ah degan yihiin

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky,ayaa ka falcelinayay Gantaalada Ruushka ee habeenimadii xalay ay ku garaaceen dhismayaal ay degan yihiin dad rayid ah oo ku yaala Kryvyi Rih.

“Ruushku waxay sii wadaan dagaalka ka dhanka ah dhismayaasha la dego, magaalooyinka caadiga ah iyo dadka,”Ayuu yiri Madaxweynaha Ukraine.

Waxa uu tacsi u diray dhammaan kuwii eheladooda ku waayey,wuxuuna yiri..

“Argagixisada weligood lama cafin doono”.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka