Hot Topics

Video:-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada PL oo canbaareeyay falkii lagula kacay Xil.Dhaashane

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa cambaareeyey falkii xalay lagula kacay Xild. Dhaashane, sidoo kale Guddoomiyuhu wuxuu cambaareeyey waraaqo lagu soo daadiyey xarunta Golaha,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka