Hot Topics

Video:-Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay in aysan PL ka qaybgelin Shirarka Madasha

Madaxweyne Deni oo sheegay in aysan qayb ka noqonayn Shirarka Madasha Qaran oo ay u arkaan Gole ka leexday,waxii loo Aas-aasay,taa badalkeeda in ay PL Diyaar u tahay si gaar ah in ay ugala xaajooto Dowlada Dhexe arimaha masiiriga ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka