Hot Topics

Video:-Madaxweyne Deni oo hanjabaadii ugu adkayd udiray Maamulka Muuse Biixi

“Dowlada Puntland si aan qarsoodi lahayn ayay doorkeeda uga qaadanaysaa badbaadinta Shacabka Sool,hadii Muuse Biixi dhagaha ka furaysto baaqa Somalida iyo Beesha Caalamka”Ayuu yiri M.Deni.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka