Hot Topics

Video:-Ogow Qodobada Dastuurka Puntland Ee wax laga badalayo?

Muwaadin Golaha Wakiillada Dowladda Puntland wuxuu idinla wadaagayaa ololaha wargelinta oo ku saabsan dib-u- habaynta, si dadweynaha oo dhan ay xog-ogaal ugu noqdaan isbadalka lagu samaynayo Dastuurka “ si waafaqsan Dastuurka Dowladda Puntland Qodobka 139-aad farqada 3-aad”.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka