Hot Topics

Video:-Gudoomiye Jibril oo sharraxay Qodobada Dastuurka Ee la badalayo

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Xalay ka hadlayay Xaflad lagu xusayay Maalinta Xorriyada ee 1-da Luulyo,ayaa sheegay in Dastuurka PL wax laga badalayo Gacantana lagu hayo.

Qodobada wax laga badalayo,ayuu ku sheegay Lux Qodob Gudoomiye Jibril.

Baarlamaanka PL,ayaa ucodeeyay Bishii lasoo dhaafay 20-keedii wax ka badal lagu sameeyo Dastuurka PL,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka