Hot Topics

Video:-Horjoogayaal ka tirsanaa Kooxda Daacish oo isku soo dhiibay Booliska PL

Horjoogayaal ka tirsanaa kooxda Argagixisada Daacish,ayaa isku soo dhiibay Dowladda Puntland waxaana lagu soo bandhigay Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Bari,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka