Hot Topics

Xamse oo loo dirayo Shir Tansaaniya ka dhacaya

Waxaa loo dirayaa Tansaaniya oo Shir Baanka Aduunka ah uu ka dhacayo Xamse.

Shirkaas,waxaa qorshaysnaa in uu Xasan Aado,balse kan Talyaaniga oo uga nacfi badan,ayaa kasoo galay.

Shirkaas,waxaa kasoo qaybgalaya Wasiirada Maaliyada ee Bariga iyo Bartamaha Afrika.

Jibril Qoobey.