Hot Topics

Maxaa looga xaajooday Shirka Golaha Wasiirada Puntland

Garoowe: 27 July 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada.

Todobaadkan,ayaa looga hadlay arimo ay ka mid yihiin…

1.Amniga.

2.Dhacdooyinka Todobaadka.

3.Horumarinta Amniga Garoomada Diyaaradaha.

4.Diyaargarowga munaasabadda 1-da August.

5.Horyaalka Kubadda Cagta Gobolada Puntland iyo qodobo kale .

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.