Hot Topics

Goldogob oo qaaday Koobka Degmooyinka Mudug

Xulka Degmada Goldogob,ayaa ku guulaysatay tartankii Degmooyinka Gobalka Mudug ee Puntland kadib Rigoorayaal 5-4 ah oo ay uga qaadeen Degmada Gaalkacyo ciyaar xiligii loogu talagalay ku soo idlaatay 0-0.

Koobka Degmooyinka Gobolka Mudug,ayaa ahaa mid xiiso iyo xamaasad sare watey.

Gaalkacyo oo martigelisay Koobka,ayaa umuuqatay mid si weyn dib ugu soo kabatay.