Hot Topics

Video+Sawiro:-Xaflada Madaxtooyada Ee Sanadguurada 25-Aad Aas-aaska Dowlada Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qayb-qaatay dabaaldega Xuska Sanad Guurada 25-aad ee kasoo wareegatay aasaaskii Dowladda Puntland 1-dii August 1998.

Madaxweynaha,ayaa salaan ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidamada, waxaana kala qeybgalay munaasabadda Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoonka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland , Goleyaasha Dowladda iyo marti sharaf kale ,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka