Hot Topics

Akhriso: DFS oo mamnuucday isticmaalka Application-da 1XBET, Telegram iyo TikTok

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS ayaa dalka ka mamnuucday isticmaalka Application-da 1XBET, Telegram iyo TikTok, oo muddooyinkii u dambeeyay saameyn xun ku yeeshay dhallinyarada Soomaaliyeed.

Shirkaddaha Isgaarsiinta ee ka howlgalla guud ahaan Soomaaliya ayaa lagu amray in ugu dambeyn 24 August, (khamiista) ay ka joojiyaan internet-ka isticmaalka Application-kan.

IDILNEWS