Hot Topics

Akhriso: War-murtiyeed kasoo baxay Shirkii madaxda Koonfurta Somalia

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ay isugu yimaadeen madaxda Koonfurta Soomaaliya kana socday caasimadda maamulka Galmudug ee Dhuusamarreeb, intii u dhaxeya 26-27 bishaan Agoosto ayaa waxaa kasoo baxay war murtiyeedkan.

Golaha Wadatashiga Qaran oo uu shirkoodii afaraad ka maqnaa Madaxweynaha Dawladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku baaqay xabad-joojin ay gaaraan maamulka Somaliland iyo hoggaanka deegaanka SSC, ito in la ilaaliyo maxaabiista lagu qabtay dagaaladii ka dhacay Sool.

IDILNEWS