Hot Topics

Turkiga & Greece oo isku soo dhawaanaya

Dalalka Greece iyo Turkey ee uu xifaaltanka taariikhiga ah ka dhexeeyo ayaa kor u qaadaya dadaallada lagu hagaajinayo xiriirka kadib markii hoggaamiyeyaasha labada dal ay wajeheen doorasho xooggan sanadkan.

Toddobaadka soo socda, wasiirrada arrimaha dibadda ee Turkey iyo Greece ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan Turkiga, laakiin falanqeeyayaasha ayaa ka digaya caqabadaha la taaban karo ee weli u dhexeeya labadan dal ee dariska ah.

IDILNEWS