Hot Topics

Sawirro: Meydadka ciidanka Somaliland oo weli laga aruurinayo Sool

Hay’adda Bisha Cas ayaa ka wada deegaano katirsan gobalka Sool aruurinta meydadka ciidamada maamulka Somaliland oo 25kii August, lagu jabiyay dagaal ka dhacay duleedka Laascaanood oo ay ku lahaayeen saldhigyo waa weyn muddo 8 bilood ahna ka duqeynayeen magaalada.

9 berri kaddib dagaalka, meydadka ciidamada Somaliland ayaa yaalla dhulkii ay ku ceyrsadeen ciidamada difaaca Sool. Shaqaalaha Bisha Cas ayaa wada dadaalo ay ku aruurinayaan sidoo kalena ugu sameynayaan aas.

IDILNEWS