Hot Topics

Militariga qabsaday Gabon oo sii daayey maxaabiis siyaasadeed

Dadka rayidka ah ee dalka Gabon ayaa u dabaal degaya sii deynta hogaamiyeyaasha miltariga ay Talaadadii xabsiyada ka sii daayeen Maxaabiis siyaasadeed oo madaxweynihii la eryay u xirnaa iyagoo aan maxkamad la marin.

AP,

IDILNEWS.