Hot Topics

Mudo xileedka uharsan Xukuumada Deni waa lagu qaban karaa Doorasho Madaxweyne

Sadexda Bilood ee harsan,waa lagu qaban karaa Doorashada Madaxweynaha Puntland oo lasoo hormariyay.

Sidoo kale 3-da Bilood ee xigana,waa lagu qaban karaa Doorashada Xildhibaanada.

8-da Janaayo waa astaan ay Puntland dheer tahay DG kale iyo Dowlada Fadaraalka.

Waa Maalin utaagan Dowladnimo iyo Dimuqraadiyad oo awooda loola kala wareego si Nabad ah oo xor ah.

In la inkiro,waa danbi weyn oo laga galayo Dadweynaha Puntland ee ilaalsada una arka rajo ay leeyihiin.

Madaxweyne Deni,waxaa taariikh unoqon kara 8-da Janaayo oo uu qabto Doorasho Madaxweyne oo ku dhacda Cod Dadweyne.

Jibril Qoobey.