Fariin badbaado Puntland ah oo ku socota Gudoomiyaha Baarlamaanka

Gudoomiye kadaa hagardaamaynta oo bohol haka tuurin Puntland.

Jooji mudo kordhinta aad abaabulayso ee miiska kuu saaran,adoo tixgelinaya Ummadan jiritaankeeda.

18-Bilood oo mudo kororsi ah iyo 3-da Bilood ee ka harsan mudo xileedka Xukuumadan,ayaa kuu qorshaysan in aad meel mariso,waana danbi aad ka galayso shacabka Puntland.

Mida kale way dhamaatay mudadii Baarlamaanku awooda ulahaa wax ansixinta oo waa lasoo dhaafay xiligii lakala diri jiray,waxa kaliya ee uharsan waa in ay xilka ku wareejiyaan Baarlamaan lasoo doortay.

Puntland utur adaa ugu badsada nacfigeeda.

Jibril Qoobey.