Hot Topics

Wararkii udambeeyay Ee dagaalka Beelaha Leelkase iyo Habar-gidir

Warkii ugu danbeeyay ee dagaalka Saaxo,waxay xaqiijinayaan Geerida iyo Dhaawaca Beesha Leelkase in ay tahay….

-16-Dhimasho ah
2-14 Dhaawac ah.

Dhinaca Beesha Habar-gidir kale lama xaqiijin karo khasaaraha soo gaaray.

Haatan dagaalku waa istaagay oo ma socodo.

Waa dagaal nasiibdarro ah oo aan loo baahnayn.

Jibril Qoobey.