Hot Topics

Dagaal udhaxeeya Beelaha Leelkase iyo Habar-gidir

Dhimashada dhanka Beesha Leelkase,waa 14-Qof halka Dhaawucu aad ubadan yahay,walina Xabadu waa socotaa.

Waxaa la ii xaqiijiyay in Maydadka Beesha Habar-gidir lagu arkay Askar Dowlada Federaalka ah oo iskugu jira Danab iyo Gor-gor.

Dagaalka,waxaa eediisa leh Beesha Habar-gidir oo Deegaanka lagu diriray,waxaa degta Beesha Leelkase.

Mudug uma baahna colaad cusub iyo kala qaybin Bulsho.

Xasan Shiikh waxuu caan ku yahay colaad ka hurinta Mudug.

Jibril Qoobey.